Guddiga Gurmadka Abaaraha oo Warbixin la wadaagay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Guddiga Gurmadka Abaaraha oo kulan shalay la yeeshay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha  Cabdiraxmaan Cabdishakuur , ayaa waxa ay u gudbiyeen warbixin la xariirta xaalada abaarta. Guddiga ayaa la wadaagay Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur in abaarta si xooggan u  saameesay 66-degmo oo kuyaalla dalka sidoo kale xaalad biyo la’aan … Continue reading Guddiga Gurmadka Abaaraha oo Warbixin la wadaagay Cabdiraxmaan Cabdishakuur